Galmudug oo Shaacisay sida laga yeelayo haddii ay qabtaan Sheekh Shaakir iyo Xubnaha la socda

Booliiska maamulka Galmudug ayaa xalay shaaciyay magacyada iyo sawirada 32-xubnood oo katirsan kooxda Ahlu Sunna uu ugu horeeyo Hoggaamiyaha Ururkaasi Sheekh Shaakir Cali Xasan,kuwaa ay ugu jiraan baadigoob lagu soo qabanayo. Hoggaamiyaha Ahlu Sunna Sheekh Shaakir iyo xubnaha kale ee la socda ayaa la tuhmayaa in qaarkood u baxsadeen maamul goboleedyada Galmudug dariska la ah … Continue reading Galmudug oo Shaacisay sida laga yeelayo haddii ay qabtaan Sheekh Shaakir iyo Xubnaha la socda